エピソード

  • SBS News Somali: 23 July 2025
    2025/07/23
    Warkii Arbacada ee Australia iyo debeddaba
    続きを読む 一部表示
    9 分
  • Somalia News - Warka Soomaaliya: 23 July 2025
    2025/07/23
    Warkii ugu dabmeeyey ee Soomaaliya.
    続きを読む 一部表示
    13 分
  • Parly Newbies - Xildhibaannada cusub: 23 July 2025
    2025/07/23
    Ka dib doorashadii baarlamaanka dalka ee bishii May ayaa waxaa Camberra isugu yimid afartameeyo xildhibaanno oo cusub.
    続きを読む 一部表示
    11 分
  • SBS Somali News Flash: 22 July 2025
    2025/07/22
    Ra'iisals-wasare Anthony Albanese, ayaa ixtiraam iyo qadderin u muujiyey soodhweyn-dhaqameedka 'Welcome to coutnry' oo lagu furay fadhigii koowaad ee baarlamaanka 48 aad ee Australia. Ururrada shaqaalaha Australia-na waxay dalbadeen in ayaamaha shaqada lagusoo gaabiyo afar maalmood toddobaadkii.
    続きを読む 一部表示
    5 分
  • Cudurka MPOX ee Queensland: 22 July 2025
    2025/07/22
    Kiis labaad oo Virus-ta Mpox-ka la yiraahdo oo aan Australia ku badnayn ayaa laga helay koonfurta bari ee Queensland. Waaxda caafimaadka QLD ayaa sheegtay in qofka cudurka laga helay uu kasoo laabtay Africa, isagoo hadda lagu daweenayo cisbitaalka Brisbane Hospital.
    続きを読む 一部表示
    6 分
  • SBS Somali Full Program: 18 July 2025
    2025/07/21
    Qaybtii 2aad ee waraysi ku saabsan Tax Returns-ka oo aannu la yeellanay Xisaabiye Maxamed Garabey iyo warbixinno kale ayaa ka mid ah qaybaha barnaamijka.
    続きを読む 一部表示
    58 分
  • SBS News Somali: 21 July 2025
    2025/07/21
    Warbixinn cusub oo ay soo saareen 'Chronic Pain Australia' oo lagu sahamiyey 5000 oo qof oo Australian ah, ayaa lagu sheegay in dadkaas oo la nool xanuunnada joogtada ah ay weli ku dhibban yihiin la kulmidda ceebeyn.
    続きを読む 一部表示
    3 分
  • What is a Justice of the Peace? When do you need one? - Australia Explained: Waa maxay GP? Maxaad uga baahan tahay?
    2025/07/20
    At some stage you will probably need help from a Justice of the Peace. It may be to prove your identity, to make an insurance claim or to certify copies of your legal documents in your language. JPs are trained volunteers who play a crucial role in the community by helping maintain the integrity of our legal system. So what exactly does a JP do and where can we find one when we need their services? - Haddii aad Australia deggantahay, gooray ahaataba, waxa laga yaabaa inaad u baahato qof cinwaankiisa shaqo la yiraahdo Justiice of the Peace oo loo soo gaabiyo JP. Caawimadaasi waxay ku saabsanaan kartaa, inaad qaan-dhow ka dalbaynayso Insurance-kaaga, guur ama furitaan ama in laguu xaqiijiyo in waraaqo luqaddaada ku qoran laguu la caddeeyo inay sax yihiin iwm
    続きを読む 一部表示
    13 分